Admin|Home|Feedback|Submit News| Register | Login
Please click
Please click

Contents
Home
Your Account
Login
Submit News
Logout
Admin
Feed back
Contact us
Somali Links
ALLIDAMAALE
Allwadani
Allpuntland
Allmudug
Abaaqaroow
Allceeldheer
ALLTALEEX
Allsomali
Aminarts
Adamaale
Abaadiroow
YAMAYS
Boocame
Baydhabo.com
Balcad.com
Ceelbuurnet
Codka-waamo
Calanka
Carmooyin
Dowladnimo
Dhahar.com
Danowadaag
Dayniile
Garoweonline
GOBOLKA -banaadir
Gedonet
Horseednet
Hilinkatoosan
Halgan
Hiiraan
Hobyonet
Hadhwanaag
hornafrik
Hamareey
Idamaale
IQRAsomali
irinnews
Jidbaale.com
Jowhar.com
Jowharonline
kismaayopost
Osman Arts
Ogaden
Puntlander
Puntlandpsot
Somaaliweyn
Somalitalk
somaliuk
Midnimo
Muqdisho
Midgaan.com
Markacadey.net
Wargal
Warsheekh
Waagacusub
Widhwidh
Radio Freesomalia
Xargaga
Qaranimo
Xog-waran
Xamardaye
Yaaqshiid
Please click
Updated on Thursday, July 24, 2008 - 02:53 PM
Baaq:- Uusoo Saaray Madaxa Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Somaliyeed uu kal-fadhiga uga socdo dalka Djabouti oo la soo Gaarsiiyey Shabakada Carmooyin.com

Baaq kasoo baxay madaxa Golaha Dhexe ee Isbahaysiga oo ku sugan Djabouti ayaa lagaga hadlay warar wayahan saxaafadda soo tabisay iyo kulan la sheegay inuu Asmara ka dhacya xilkana looga qaaday madaxda Isbahaysiga. Baaqa ayaa sidan u qornaa. <<<< Read more...

Midowga Africa oo sheegay in ayan suuragal ahayn degenaasho loo helo Soomaaliya iyadoo aan la keenin ciidamo ka socda qaramada Midoobay. Jul 24, 2008
Midowga Afrika ayaa mar kale ku celiyay dalakiisii ahaa in dalka Soomaaliya loo helo ciidamo caalami ah oo howsha nabad ilaalinta kala wareega ciidamada Afrikaanka ee hada jooga dalka Soomaaliya.
Read more...
Kooxaha u dooda xuquuda aadanaha ee Magaalada Muqdisho oo digniin loo jeediyay. Jul 24, 2008
Maalmo yar kadib markii guddoomiye ku xigeenka Ururka JIS Sheekh Maxamed uu sheegay in ay horay u beegsan jireen shaqaalaha gargaarka hada kadibna ay sidaas oo kale beegsanayaan hey’adaha u dooda xuquuqda aadanaha iyo Ururka Haweenka Ee COGWO,ayaa masuul ka tirsan Hey’ada nabada iyo xuquuqda aadanaha ee Elman waxaa uu manta saxaafad u sheegay in digniino ay soo gaareen.
Read more...
Sheekh Shariif “Siyaasadeenu waxaa ay tahay in Itoobiyaanku wada hadl ku baxaan oo ruux dambe oo Soomaaliyeed uusan dagaal ku dhiman”. Jul 24, 2008
Guddoomiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay Kooxda uu hoaamiyo Xasan Daahir in ay dooneyso shacabka Soomaaliyeed in ay kusii hogaamiso dagaal kale oo daba dheeraada,halka dhiniciisana uu sheegay in uu ka shaqeynayo sidii iyadoo uusan dagaal dambe dhicin dalka iyo dadka loo bad baadin lahaa.
Read more...
Dowladda Filibiin oo wada dadaalo la doonayo in lagusoo bad baadiyo bad maaxeyaal reer Filibiin ah oo lagu heysto Soomaaliya. Jul 24, 2008
Dowladda Manila ayaa wada dadaalo dhinacyo kala duwan leh oo ay ku dooneyso in ay kusoo bad baadsato 20 bad maaxe oo Filibiin u dhashay oo lagu dul heysto markab ay burcad badeeda Soomaalidu todobaadkan gacanta ku dhigeen.
Read more...
Oudl Abdullah “ ma ogolaan karno in shaqsiyaad fara ku tiris ah ay Shacabka Soomaaliyeed kubad ku cayaaraan” Jul 24, 2008
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada midoobay uga wakiilka ah arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdullah ayaa shegay in xaalada Soomaaliya ay kasii dartay si dhaqso ahna loogu baahan yahay in wax looga qabto,isagoo dhaliilna dusha uga tuuray kuwa wali usoo taagan in ay shacabka Soomaaliyeed sii dhiig miirtaan dalkana ku ilaashadaan danohooda gaarka ah.
Read more...
Mareykanka oo sheegay in uusan aqoonsanayn waxa uu Oday daahir AWEYS Ka sheegtay Tuulada Asmara. Jul 24, 2008
Kaaliyaha Xoghayha Arrimaha dibada dalka mareykanka ugu qaabilsan arrimaha Afrika Jendayi Frazer ayaa ka hadashay kala jabka is bahaysiga mucaaradka iyo siyaasada mareykanka ee isbahaysigaa ku aadan,waxaana ay sheegtay in mareykanku uusan aqoonsanayn kooxa tirada yar ee Uu Oday daahir Aweys kula haray Tuulada Asmara.
Read more...
Xasan Daahir ma ka dhabaa in uu sugayo amaanka shaqaalaha gargaarka,mise hagar daamo labaad ayuu daamcsan yahay??? Jul 24, 2008
Oday Daahir Aweys oo hada sheegta in uu yahay guddoomiyaha is bahaysiga mucaaridka ayaa wareysi uu siiyay wakaalada wararka Reuters waxaa uu ku sheegay in uu sugayo amaanka shaqaalaha gaargaarka,laakin waxaa is weydiin mudan kaalin intee la egbey isaga iyo wiilka uu adeerka u yahay jaale indhacade markii hore ku lahaayeen dilalka shaqaalaha gargaarka lala eegto??
Read more...
Dowladda Soomaaliya oo ka codsatay golaha amaanka ciidamo nabad ku soo dabaala Soomaaliya. Jul 24, 2008
Wasiirka aarrimaha dibada dalka Soomaaliya cali Axmed Jaamac Jengeli ayaa weydiistay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in uu dalkan u soo diro ciidamo nabad ilaalineed oo gacan ka geysta daganaasho kusoo dabaalida dalka Soomaaliya ee dagaaladu jeex jeexeen.
Read more...
Shirka Qaramada Midoobay ee 5941 oo Looga Hadlay Arrimaha Somaliya: Jul 23, 2008
Xafiiska Qaramada Midoobay ee u qaabilsan dhinaca amniga iyo Nabadeynta (Security Council) ayaa maanta oo ah Wednesday July 23, 2008, ka dhageystay dood ku saabsan arrimaha nabadeynta Somaliya.
Read more...
Wararkii hore
Wednesday, July 23
· Abwaan Cabdalal Nuuradiin Axmed Oo Muqdisho ku geeriyooday goor dhoweyto (Bahda carmooyin.com oo tacsi direysa}
· Golaha baarlamanka Soomaaliya oo eedeyn u jeediyay jabhadda Eritrea, Qirayna in madaxweyne Geelaha Jabuuti uu yahay Geesi u soo baxay Soomaaliya.
· Qoys Jarmal ah oo afduub loogu heysto gobalka sanaag oo dhibaato ay soo wajahday.
· Qoxooti Soomaaliyeed oo daganaa xerada dha dhaab oo loo wareejiyay xero kale.
· Odayaasha Dhaqanka gobalka Hiiraan oo jawaab kulul maanta ka bixiyay waraaqo xambaarsanaa digniino iyaga ka dhan ah oo xalay lagu daadiyay magaalada Beled weyn.
· Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo amar ku bixiyay in la joojiyo dejinta raashin dhacay oo uu sido markab soo gaadhey dekeda Muqdisho.
· Baarlamanka Soomaaliya oo cambaareeyay dilalka lagula koco shaqaalaha gargaarka iyo dadka wax tarka u leh bulshada.
· Gudoomiyihii Midowga Maxkamadaha ee Dagmada Aadan Yabaal oo La Dhaawacay
· Taliyahii Ciidamada Poolis-ka ee G/sh/Hoose Cali Ganay oo ka jawaab Celinaya Eedeyntii ka soo yeertay Taliayaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed ee "Danab" Daahir Maxamed Xirsi.
· Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed ee Loo Yaqaan "Danab" ee lagu soo tababaray wadanka Itoobiya ayaa si kulul ugu eedeeyay Taliyaha Poolis-ka ee G/s/hoose Cali Ganay in uu la shaqeeyo Kooxaha Argagixisada.
 Older Articles

Waraysiyada:
Khudbadii Sheekh Shariif uu ka jeediyey shirka jabuuti uga furmay Isbaheysiga Asmara Khudbada Sh Shariif ayaa waxaa ay ka hadlaysaa khilaafkii ku kala dhex jiray Isbahaysiga iyo sidii loo xaliyey markii ay tageen Yemen . Halkan ka Dhageyso
Wasiirka Haweenka Puntland, ahna guddoomiyaha Guddiga Amniga ee G. Mudug oo ka warbixisey kulamo ka socdey magaalada labadii beri ee la soo dhaafey!. Halkan ka Dhageyso
Sh.Cumar Faaruuq oo ka Hadlaya khudbad horay uu usii daayay oo loo fasirtay inuu Madaxda DFK ku tilmamay gaalo diinta islaamka ka baxay!. Halkan ka Dhageyso
Bashiir Raage Shiiraar Iyo Odey Xassan Daahir Aweys Doodii Dhaxmartey Dhamaadkii 2006 ee B.B.Ciida. Halkan ka Dhageyso
Total Hits 5423165
-->© Carmooyin.com, 2006 All rigths reserved.