Admin|Home|Feedback|Submit News| Register | Login
Please click
Please click

Contents
Home
Your Account
Login
Submit News
Logout
Admin
Feed back
Contact us
Somali Links
ALLIDAMAALE
Allwadani
Allpuntland
Allmudug
Abaaqaroow
Allceeldheer
ALLTALEEX
Allsomali
Aminarts
Afnugaal
Abaadiroow
YAMAYS
Boocame
Baydhabo.com
Balcad.com
Ceelbuurnet
Codka-waamo
Calanka
Carmooyin
Dowladnimo
Dhahar.com
Danowadaag
Dayniile
Garoweonline
GOBOLKA -banaadir
Gedonet
Horseednet
Hilinkatoosan
Halgan
Hiiraan
Hobyonet
Hadhwanaag
hornafrik
Hamareey
Idamaale
IQRAsomali
irinnews
Jidbaale.com
Jowhar.com
Jowharonline
kismaayopost
Osman Arts
Ogaden
Puntlander
Puntlandpsot
Somaaliweyn
Somalitalk
somaliuk
Midnimo
Muqdisho
Midgaan.com
Markacadey.net
Wargal
Warsheekh
Waagacusub
Widhwidh
Radio Freesomalia
Xargaga
Qaranimo
Xog-waran
Xamardaye
Yaaqshiid
Please click
Updated on Wednesday, May 14, 2008 - 10:53 AM
Mudane Shaawey “Waan soo dhaweyneynaa Muslim iyo Gaalba cidii wax u qabaneysa shacabka Soomaaliyeed, Kuwa dhaqanka Hawiye sheegtana ma jirto cid dooratay ama ay matalaan”.

Kadib markii ciidamada nabad Ilaalinta Itoobiyaanku ay maanta kaalmooyin bini’aadanimo gaarsiiyeen dad Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan magaalada Muqdisho waxaa howshaa bini’adanimo ku gacan seyray dhaliilayna Odayaasha Isku sheega Dhaqanka Hwiye in ay yihiin,hadalkoodiina waxaa jawaab kulul siiyay guddoomiye ku xigeenka gobalka Banaadir. <<<< Read more...

Haweenka Soomaaliyeed oo noqday kuwa dhibaatada ugu badaniay kasoogarto rabshadaha dalka ka dhacaya. May 14, 2008
Tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee dalka Soomaaliya sanadku markuu ahaa 1991-kii,waxaa dalka oo dhan ka dhacayay dagaalo sokeeye,amaan darro baahsan iyo qalalaasooyin maalinle yaal ah waxaana haweenka Soomaaliyeed ay noqdeen kuwa dhibaatada ugu badni ay kasoo gaarto rabshadaha la dagay dalka Soomaaliya.
Read more...
UNICEF oo sheegtay in ay gacanta ku heyso oo ay quudiso 44,000 oo caruur Soomaaliyeed ah. May 14, 2008
Iyadoo abaaraha iyo xaaladaha sicir bararka ee ka jira dalka Soomaaliya ay sii laba kacleynayaan ayaa hey’ada qaramada midoobay ugu qaabilsan dhinaca daryeelka caruurta ee UNICEF waxaa ay maanta soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay tirada caruurta Soomaaliyeed ee hada lagu quudiyo xarumaha hey’adani leedahay.
Read more...
Imaamka oo maanta shir guddoomiyay kulan ay yeesheen duubabka dhaqanka beelaha Soomaalida laguna taageeray shirka Jabuuti. May 14, 2008
Hoyga magaalada Muqdisho uu ka dagan yahay Imaamka Beelaha Hiraab Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed,waxaana kulankaa oo uu Imaamku shir guddoominayay lagu taageeray hanaanka dib u heshiisiineed ee dowladda Soomaaliya wado.
Read more...
Jaamacadda Muqdisho oo maanta war saxaafadeed kasoo saartay afduubka maalintii labaad Muqdisho loogu heysto macalin Ajnabi ah oo jaamacada ka tirsan. May 14, 2008
Iaydoo maalintii labaad uu gacanta afduubasyaasha ku jiro macallin u dhashay dalka Kenya,ayaa maanat waxaa jaamacada Muqdisho ay soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay afduubka macalinkaa lagu heysto.
Read more...
Ciidamada nabad Ilaalinta Itoobiyaanka oo maanta kaalmooyin bini’aadnimo gaarsiiyay qaar ka mida dadka tabaaleysan ee Soomaaliyeed. May 14, 2008
Ciidamada nabad ilaalinta Itoobiyaanka ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa maanta kaalmooyin bini’adanimo gaarsiiyay qaar ka mida dadka ku sugan magaalada Muqdisho ee dhibaatadu heysato.
Read more...
Midowga Afrika oo sheegay in uu diyaarinayo qorshe ciidamo caalami ah lagu badalayo kuwa AMISOM ee haatan Soomaaliya Jooga. May 14, 2008
Hogaanka cusub ee Midowga Afrika ayaa isku dayaya in uu meel mariyo qorshe cusub oo ciidamo caalami ah oo cudud balaaran lagu keenayo dalka Soomaaliya si ay u buuxiyaan kaalinta Ciidamada AMISOM ee hada Jooga.
Read more...
Maliishiyooyinka la sheegay in ay yihiin Ilaalada Suuqa Bakaaraha oo habeenkii ka qeyb qaata weerarada ka dhanka ah ciidamada qaranka iyo kuwa nabad ilaalinta. May 14, 2008
Baaritaan ay dhowrkii todobaad ee lasoo dhaafay sameyneysay shabakada warbaahinta carmooyin.com ayaa lagu ogaaday cida ay yihiin maliishiyooyinka loogu magac daray ilaalada Bakaaraha iyo wax yaabaha ay ugu qaabilsan yihiin kooxaha argagixisada.
Read more...
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isaga baxay isbahaysiga Asmara. May 14, 2008
Shariif xasan Sheekh Aadan oo guddoomiyaha golaha guud ka ahaa Isbahaysiga Tuulada Asmara ayaa ku dhawaaqay in uu isbahaysigaa isaga baxay.
Read more...
Jaale Indhacadde oo ka dhawaajiyay hadal u muuqda in uu xaqiijinayo bur burka Isbahaysiga Asmara. May 13, 2008
Jaale Yuusuf Siyaad Indhacadde oo ka mida isbahaysiga Asmara ayaa maanta ku dhawaaqay hadal muujinaya in uu jiro khilaaf aad u xoog badan oo soo kala dhex galay xubnaha isbahaysigan iyo xil ka qaadista lagu sameyay Labada shariif.
Read more...
Wararkii hore
Tuesday, May 13
· Dhibaato ka taagan safaarada Soomaalida ee dalka Pakistaan oo albaabadu u xiranyihiin “By Aasiyo C/qaadir Karachi”
· Ciidamada Police-ka G/Banadir qeybta dabagalka Danbiyada oo gacanta ku soo dhigay Gacan ku dhiigle Saaka Macalin Qur'aan ku dilay Degmada Shibis.
· Macalin Ajnabi ah oo wax ka dhigayay Jaamacada Muqdisho oo la qafaashay.
· Amnesty International oo dhaleeceysay hanjabaad uu dhawaan shaqaalaha gargaarka u jeediyay Roobow Abuu Mansuur.
· Xaalada amaan ee Kismaayo oo faraha ka baxday “Hey’adaha Xuquuqda aadanaha oo ka deyriyay amaan darada magaalada la dagtay”.
· Abuu mansuur oo dadaalada xal doonka ah ee soconaya ku tilmaamay fowdo,maadaama uu yahay nin wanaaga oo dhami uu xumaan ula muuqdo.
· Jaaliyada Beesha Mudullood ee waqooyiga Ameerika oo baaq ka soo saartay dagaalada kasoo cusboonaaday meelo ka mida dalka Soomaaliya.
· Ciidamada Itoobiyaanka oo saaka bilaabay baaritaano ay ka sameynayaan magaalada Beledweyn.
· Isbaarooyin bilqan ah oo la dhigtay xaafadaha magaqaalada Kismayo dadkuna ay cabasho ka muujinayaan.{Dekeda Kismaayo oo xiran maalintii 3-aad}
· Saraakiisha booliska Shabeeleha hoose oo xalay tababar looso gaba gabeeyey.
 Older Articles

Waraysiyada:
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda VOA. Halkan ka Dhageyso
Dhageyso Wareysi xiiso badan Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida Maxamed Warsame Darwiish Halkan ka Dhageyso
Wareysi: Idaacada Codka Beesha Soomaalida ee Dalka Canada Madaxweynaha Somalia Md C/llaahi Yusuf Axmed oo ku Sugan Dalka Ingriiska Gaar ahaan Magaalada London. Halkan ka Dhageyso
Total Hits 4885337
-->© Carmooyin.com, 2006 All rigths reserved.